DAAWO;-Wafti Ka Socda Xukuumada Somailand Oo Gaadhay Magaalada Jig jiga Ee Caasimada DDSI Iyo Ujeedada Safarkooda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wafti Ka Socda Xukuumada Somailand Oo Gaadhay Magaalada Jig jiga Ee Caasimada DDSI Iyo Ujeedada Safarkooda!
November 9, 2020 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Wafti ka Socda Xukuumada Somaliland Ayaa Waxaa magaalo Xuduudeedka Wajaale Ee Ismaamulka Somalida Itoobiya kusoo Dhaweeyay Masuuliyiin ka Tirsan DDSI Kuwaasi oo sii galbiyay magaalada jig jiga ee caasimada Ismaamulka somalida itoobiya.

Wafti ka socda Xukuumada Somaliland ayaa ka kooban badhasaabo,saraakiil ciidan iyo agaasimayaal ayaa magaalada caasimada dawlad deeganka somalida itoobiya kaga qaybgali doona shir muhiim ah oo udhexeeya ismaamulka somalida.

Waxaana ujeedadan shirkan ay wada yeelanayaan Somaliland iyo itoobiya oo ku saabsan sidii layskaga kaashan lahaa nabadgalyada labada dal faah faahin ka bixiyay masuuliyiin ka kala tirsan labada dawladood,ee dawlad deegaanka itoobiya Iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS