DAAWO;-Taliyha Ciidanka Liyuu Booliska DDSI Oo Soo Dhaweeyay Guusha Ay Ciidamada Itoobiya Ka Gaadheen Dagaalkii Tigrayga.
November 29, 2020 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Taliyaha guud ee ciidamada liyuu booliska ismaamulka dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa hambalyay guul uu sheegay in ay ka gaadheen dagaalkii ay kiula jireen ismaamulka tigray kuna qabsadeen caasimada maqale.