HARGAYSA(W,N)-Wasiirka xanaanada xoolaha ,biyaha iyo kaluumaysiga dalka jabuuti maxaed axmed cawaale oo maalmihii udanbeeyay safar ku joogay somaliland ayaa maanta heshiis la sexeexday wasiirka biyaha somaliland maxamed muuse diiriye.
Wasiiradan kala matalayay dalalka somaliland iyo jabuuti ayaa sheegay heshiis ay kala sexeedeen in uu yahay mid iskaashi oo dhinacyada deegaanka beeraha iyo kaluumaysiga ah
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;