|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Go,aankii Xukuumadu Ku Joojisay Gaadiidka Yar yar Ku Tilmaamay Mid Aan Kasoo Bixin Maskax Fayow,
November 8, 2020 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Siyaasi Ramaax oo kamid ah xisbiga cadaalada iyo daryeela ee ucid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay go,aan xukuumada Somaliland dhawaan shaacisay in ay ku joojisay gaadiidka guran iyo kuwa yaryar ee vitzta isagoo sheegay in wasaaro yar yar oo aan fikirayni ay waxaasi ku dhawaaqeen Sidoo kale siyaasi ramaax ayaa ka hadlay tirada bulshada reer Somaliland eek u shaqo waayaysa gaadiidka ay xukuumadu sheegtay in ay joojinayso Dhanka kale siyaasi ramaax ayaa sheegay in bulshadu tabayso madaxwaynihii ay doorteen oo masuuliyadiisii ay inamo yar yar bulshada ku jaho wareerinayaan/ HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Somaliya Oo Ugu baaqay Dowladda Federalka Inay Ilaaliso Xoriyada Hadal... DAAWO;-Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya! DAAWO; Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Bulshada ku Dhaqan Deegaanada Ceel bardaale, Sitiile Iyo Laaca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|