|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkada Somcable Oo Gaadhi Gudoonsiiyay Ciyaaryahan Cabdikariim Guji Oo Tirsan Xulka Gobolka Maroodi Jeex.
November 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maamulka shirkada somcable :so gasho ayaa gaadhi gudoonsiiyay ciyaaryahankii ugu wanagsanaa tartankii koobka gobolada somaliland cabdikariim guji oo katirsan xulka gobolka maroodi jeex iyadoo shirkadu maalintii shalay balan qaaday in ay siinayso gaadhi isla maantana Gudoonsiisay gaadhigii.iyadoo shaqaalaysiisayna guji.
Munaasibada gaadhi lagu gudoonsiiyay kabtanka xulka gobolka maroodi ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha badhasaab kuxigeenka gobolka maroodi jeex. Sidoo kale shirkada somcable ayaa hadiyado kale gudoonsiiyay xulka gobolka maroodi jeex ee kubada cagta iyo baaskidka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Xarumo Waxbarasho Oo Laga Hirgaliyay Indhanka De... DAAWO; Masuuliyiinta Shirkada Laydhka Ee National Oo Soo Bandhigay Khasaare Loo Gaystay Xadhka Layd... Maxaad Ka Ogtahay Xaqiiqda Dhabta ah Ee Sobobtay Dhacdadii Tuulada Jaamc Dubad Iyo Raasaska Ay Ka So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|