DAAWO;-Sheekh Siciid Saaweer Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Ka Faa,iidaystaan Nimcada Roobka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Siciid Saaweer Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Ka Faa,iidaystaan Nimcada Roobka.
November 27, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Sheekh Maxamed Siciid Saaweer oo kamid ah culimada magaalada boorama ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka faa,iidaystaan nimcada roobka balse aan la odhan masiibo iyo duufaano ayaa inagu soo socdo iyadoo haayado wax lagag doonayo,

Sidoo kale sheikh saaweer ayaa bogaadiyay dhalinyarada reer boorama ee is xilqaatay ee boorama one dollar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS