DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Warbixiyay Safarkiisii | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Warbixiyay Safarkiisii
November 5, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland oo mudo safar ugu dalka emaraadka carabka ayaa dalka dib ugu soo laabtay iyadoo lagu soo dhaweeyay madaarka cigaal International Airport.

Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka somliland cabdiraxmaan saylici ayaa ka warbixiyay safarkiisii iyo kulamo uu lasoo qaadat madax katirsan iskutaga emaraadka carabta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS