|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Xarshin Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay Qaybaha Bulshada.
November 21, 2020 - Written by Editor:XARSHIN(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay degmada xarshin. Sidoo kale madaxwayne cagjar ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deegaankan kuwaasi oo madaxwaynaha usoo bandhigay baahiha kala duwan ay tabayaan. Dhanka kale Madaxwayne mustafe ayaa ka hadlay waxyaabaha ay xukuumadiisu ka qabatay deegaanka isagoo balan qaaday in la fulin doono baahiyaha kala duwan ee ka jira deegaanka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Maamulaha Kastamka Saylac Oo Ka Badheedhay In Uu Jabiyo Digreetadii Madaxwayne Siiraanyo Ku Joojiya... Halkan Ka Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sool Iyo Taaliyaasha Ciidamada Gobolkaas Ayaa Maanta Si Balaadha... "Maraykanku Waa Inuu Somaliland Aqoonsadaa Daqiiqado Gudahood Marka Ay Ictiraafto Itoobiya"Micheal R... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|