|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Xarshin Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay Qaybaha Bulshada.
November 21, 2020 - Written by Editor:XARSHIN(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay degmada xarshin. Sidoo kale madaxwayne cagjar ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan deegaankan kuwaasi oo madaxwaynaha usoo bandhigay baahiha kala duwan ay tabayaan. Dhanka kale Madaxwayne mustafe ayaa ka hadlay waxyaabaha ay xukuumadiisu ka qabatay deegaanka isagoo balan qaaday in la fulin doono baahiyaha kala duwan ee ka jira deegaanka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xaflad Taageero Loogu Raadinayo Xisbiga kulmiye Oo Malinta Bari lafilayo in Lagu Qabto Gabiley iyo k... “Miskiinkan Farmaajo Horta Ma Geenyadii Bixin Ee Markay Ceelka Timaadoba, Iyadoon Biyihii Afka Saari... Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Isugu Yeedhay Ururada Bulshada Rayidka ah Iyo Ujeedada Kulankani Da... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|