|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Ka Hadlay Xaalada Colaadeed Ee Ka Dhex Qaraxday Dawlada Fadaraalka Iyo Ismaamulka Tigreega.
November 4, 2020 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) ayaa ka hadlay dagaalka ay dawlada dhexe ee itoobiya kusoo qaadeen ismaamulka tigreyga ee TPLF. Sidoo kale Madaxwaye Cagjar ayaa eedo culus ujeediyay ismamulka tigreyga Oo uu sheegay In Ay doonayaan In AY Itoobiya kala jar jaraan Sidoo kale Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa taageeray hadalkii kasoo yeedhay Raysal-wasaare Abiy Axmed ee ahaa in xukuumadiisa talaabo milatari ka qaaday tplf. Isagoo shacabka itoobiya ugu baaqay in ay taageeraan dawlada fadaraalka Itoobiya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:War Deg Deg Ah; Xubnihii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Kaga Jiray Beesha Abokor Ciise Oo Iscasilay... Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Aanu Jirin Wasiir Kaliya Oo Ku Haboon Shaqada Loo Igmada... DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Eedo Culus U Soo Jeediyey Xukuumadda Somaliland Kana Hadlay Xadhiga Xildhi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|