DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Ka Hadlay Xaalada Colaadeed Ee Ka Dhex Qaraxday Dawlada Fadaraalka Iyo Ismaamulka Tigreega. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Ka Hadlay Xaalada Colaadeed Ee Ka Dhex Qaraxday Dawlada Fadaraalka Iyo Ismaamulka Tigreega.
November 4, 2020 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) ayaa ka hadlay dagaalka ay dawlada dhexe ee itoobiya  kusoo qaadeen ismaamulka tigreyga ee TPLF.

Sidoo kale Madaxwaye Cagjar ayaa eedo culus ujeediyay ismamulka tigreyga Oo uu sheegay In Ay doonayaan In AY Itoobiya kala jar jaraan

Sidoo kale Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa taageeray hadalkii kasoo yeedhay Raysal-wasaare Abiy Axmed ee ahaa in xukuumadiisa talaabo milatari ka qaaday tplf. Isagoo shacabka itoobiya ugu baaqay in ay taageeraan dawlada fadaraalka Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS