DAAWO;-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Oo Lagu Soo Dhaweeyay Buuhoodle. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida Oo Lagu Soo Dhaweeyay Buuhoodle.
November 25, 2020 - Written by Editor:

BUUHOODLE(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar iyo wafti uu hogaaminayo oo maalmihii udanbaysay socdaal xogogaal unoqosha ah ku marayay deegaanada ismaamulka xuduudka teedsan ee itoobiya.

Sidoo kale madaxwyane cagjar ayaa kulan la yeeshay waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada buuhoodle ee dhinaca itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS