|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Xulka G. Maroodi Jeex Oo Sheegay In Shirkada Somtel Udiiday Gaadhigii Ay Ubalan qaaday Ciyaaryahan Cabdikariim Guji Iyo Sobobta!
November 21, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Tababarayaasha xulalka kubada cagta iyo baaskid ah iyo xildhibaan ismaaciil cagayare iyo ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa koobka gobolada Somaliland Cabdikariim Guji ayaa sheegay in shirkada somtel udiiday gaadhigii ay ubalan qaaday ciyaartoyga cabdikariim guji iyagoo sheegay in ay ku sobobeeyeen diidmadooda in ay yidhaadheen waxaad diideen in aad ku ciyaartaan garamaan magacayagu ku qornaa. Sidoo kale ciyaartoy cabdikariim guji ayaa isna dhinaciisa ka hadlay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Dhawaajiyay In Somaliland Iyo Itoobiya Ayka Wada Hadlayaan Dadkii Somal... “Faysal Ha U Noqoto Guul Inuu Yidhaa Aniga Ayaa Ka Dambeeyay In Uu Qalbi-dhagax Hargeysa Yimaado”.Si... DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Shacabka Udiray Fariin La Xidhiidha Dabaaldega Xuska Maalinta Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|