DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Xarumo Caafimaad Ka Dhagax Dhigay Deegaanada Odax Iyo Lafta Boqor.
November 23, 2020 - Written by Editor:
GABILEY(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee dgmada gabiley oo ay weheliyaan madaxdhaqameedka gobolku ayaa mashaariic horumarineed ka dhagax dhigay deegaanada odax iyo lafta boqor ee gobolka gabiley.