|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, Siyaasiyiin Iyo Madaxdhaqameed Reer Somaliland Ah Oo Dalka Kenya Kaga Qaybgalay Shir Lagaga Tashanayay Xildhibaanada Beelaha Dir Ee Somaliya.
November 1, 2020 - Written by Editor:NAIROBI(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ,Siyaasiyiin Iyo Madaxdhaqameedka Reer somaliland Oo Uu Horkacayay suldaan Cabdiraxmaan dhawal oo kamid madaxdhaqameedka gobolka awdal Ah ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qaybgalay shir lagaga tashanayay xildhibaanada beelaha dir eek amid noqonaya baarlamaanka fadaraalka somaliya. Sidoo kale Shir lagaga arinsanayay Saamiga xildhibaanada beelaha dir ee dawlada somaliya ayaa waxaa kasoo qaybgalay siyaasiyiin ka socday dawlada somaliya oo u horkacayay wasiirkii hore ee warfaafinta Maareeye Xayir. Dhanka kale shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay aqoonyahan iyo madaxdhaqameed ka socday beelaha dir. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Mary Harper Oo Warbixin Ka Diyaarisay Awooda Sirdoonka Al Shabaab Iyo Dhacdooyinka Ay Kala Kulantay! Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Laga Faafiyay Iyo Fariinta Uu Udiray Dad... Siyaasi Xuseen Dayr Oo ka hadlay Midowgii Somaliland & Somaliya Iyo Khiyaamo Ay Somaliya Ku Kacday! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|