DAAWO;-faah Faahinta Dab Ka Kacay Guryo Ku Yaala Magaalada Wajaale Iyo Khasaaraha Hantiyeed Ee Ka Dhashay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-faah Faahinta Dab Ka Kacay Guryo Ku Yaala Magaalada Wajaale Iyo Khasaaraha Hantiyeed Ee Ka Dhashay.
November 10, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Waxaa maanta galinkii danbe ka qabsaday afar ku guri oo  kuyaala xaafadaha magaalada  wajaale  kaasi oo sobobay khasaare hantiyeed oo ay ku shuf beeleen qaarkamid ah guryihii uu dabku qabsaday.

Ciidamada dab damiska ee magaalada wajaale iyo kuwa dhinaca wajaale ee ismaamulka somalida itoobiya ayaa gurmad ka galay bakhtiintan dabkaasi.

Sidoo kale maamulka degmada wajaale ayaa qayb ka ahaa gurmadka lagu bakhtiinayo dab kaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS