GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Ee gobolka maroodi jeex Cali Suudi ayaa xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay maxkamad gobol/degmada gabiley.
Waxaana munaasibada xadhig ka jarka kasoo qaybgalay maamulka maxkamada gabiley masuuliyiinta ciidanka booliska iyo madaxda dhaqanka ee degmada Gabiley.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;