DAAWO;-Bangiga Amal Oo Xarun Cusub Ka Furtay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bangiga Amal Oo Xarun Cusub Ka Furtay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.
November 17, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W.N)-Munaasibad lagu daah furay xarunta Cusub ee Amal Bank ayaa habeenkii xalay lagu qabtya Magaalo ganacsiyeedka tog wajaale Ee gobolka gabiley.


Xaflada lagu daah furay xafiiska Amal bank ee degmada Tog wajaale ayaa Waxaa ka hadlay masuuliyiin ka socday Bangiga Amal oo iyagu faah faahin ka bixiyay adeegyada uu bulshada siin doono bangiga amal.


sidoo kale waxaan munaasibadani ka hadlay maamulka degmada tog wajaale,ganacsato iyo qaarkamid ah sgacabka magaalada wajaale oo soo dhaweeyay xafiiska uu ka furtay baniga amal magaalada wajaale.


HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS