DAAWO;-Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Sool Oo Ka Dayriyay Xaalada Nabadgalyo Daro Ee Gobolka Iyo Dilal Mudooyinkii Udanbeeyay Ka Dhacayay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Sool Oo Ka Dayriyay Xaalada Nabadgalyo Daro Ee Gobolka Iyo Dilal Mudooyinkii Udanbeeyay Ka Dhacayay.
November 7, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Badhasaabkii hore ee gobolka sool Mr Gargaar ayaa ka hadlay xaalada guud ee gobolka sool oo uu sheegay in nabadgalyadeedu ku noqotay halkii ay joogtay 10sano ka hor.

Sidoo kale ex badhasaab gargaar ayaa sheegay in  aanay suurto gal ka hayn in gobolka sool ay ka hirgasho diwaan galinta codbixiyayaasha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS