DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Khudbad Iyo Suugaan Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Shacabka Reer Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Khudbad Iyo Suugaan Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Shacabka Reer Jabuuti.
November 10, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo kamid ah hal abuurka dadayar ee somalida ayaa munaasibad loogu qabtay magaalada jabuuti gaar ahaan guriga umada ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu kula hadlay shacabka reer jabuuti iyo dhalinyrada taasi oo taabatay quluubta kumanaan shacabka reer jabuuti oo ku sugnaa madasha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS