|
|||||
WAJAALE NEWS
“Culimada In Ilaa Heerkaa La Aflagaadeeyaa, Waa Edeb Daro, Dambi Ayuuna Galay”Xil Bashiir.
November 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Bashiir Sheikh Xuseen tukaale oo kamid ah golaha baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in hadal kazoo yeedhay xildhibaan xasan shahar oo katirsan golaha deegaanka caasimada hargaysa ee uu ku aflagaadaynayay sheikh aadansiiro oo kamid ah culimada waawayn ee dalku uu yahay mid uu danbi ku galayaan ismarkanaa ay muhiim tahay in baadhitaan lagu sameeyay sharciga la horkeeno Sidoo kale xildhibaan bashiir ayaa Edeb daro ku tilmaamay in sidaa loo aflagaadeeyo sheikh aadansiiro oo ah shakhsi ku sifoobay u adeegista bulshada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dalka Kusoo Dhaweeyey Safiirka waddanka Qatar. Daawo: Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Xadhiga Ka Jaray Wado Laami Ah Oo Laga Hirgaliyay Koonfurta Ma... Madaxwaynaha Turkiga Oo Eedo Culus Ujeediyay Dhigiisa Dalka Maraykanka Taageerada Uu Israa’iil Ku Si... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|