|
|||||
WAJAALE NEWS
“Culimada In Ilaa Heerkaa La Aflagaadeeyaa, Waa Edeb Daro, Dambi Ayuuna Galay”Xil Bashiir.
November 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Bashiir Sheikh Xuseen tukaale oo kamid ah golaha baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in hadal kazoo yeedhay xildhibaan xasan shahar oo katirsan golaha deegaanka caasimada hargaysa ee uu ku aflagaadaynayay sheikh aadansiiro oo kamid ah culimada waawayn ee dalku uu yahay mid uu danbi ku galayaan ismarkanaa ay muhiim tahay in baadhitaan lagu sameeyay sharciga la horkeeno Sidoo kale xildhibaan bashiir ayaa Edeb daro ku tilmaamay in sidaa loo aflagaadeeyo sheikh aadansiiro oo ah shakhsi ku sifoobay u adeegista bulshada Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Ciidamada Dab Damiska Oo Ku Guulaysay In Ay Soo Saaran Maydka Wiil Dhalinyaro ah Oo Ku Dhacay Ceel B... DAAWO; Wasaarada Maalgashiga Oo Ku Fashilantay In Ay Faah faahin ka Bixiso Ujeedada Shirkad Maalgas... "Anagu Hadii Aanu Nahay Beesha Sacad Muuse, Maayar Mooge, Wax Xumaan Ah Oo Aanu Uhaynaa Majirto, Nim... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|