|
|||||
WAJAALE NEWS
Cabdinaasir Buuni Oo Loo Magacaabay Afhayeenka Xisbi Xaakimka Kulmiye.
November 21, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenkii hore ee xisbiga ucid cabdinaasir buuni ayaa loo magacaabay afhayeenka xisbi xaakimka kulmiye Siyaasi cabdinaasir oo nin dhalinyaro ah kana soo jeeda gobolka awdal ayaa noqday masuulkii uhoreeyay ee intii madaxwayne biixi uu xilka hayay uu mansab ku siiyay ujawaabida siyaasi xukuumada dhaliilay isagoo siyaasi cabdinaasir ujawaabay maxamuud xaashi cabdi oo isagu dhaliilay maadxwayne biixi balse uu jawaabtiisa ka furtay siyaasiga maanta loo magacaabay afhayeenka xisbi xaakimka kulmiye HALKAN KA AKHRI WARWADA MAGACAABISTA;
Related posts:Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibadda Oo Sheegay In Dawlada Turkigu Danaynayso In La Soo Celiyo Midnim... Daawo: Ururka Swad ee haweenka reer somaliland ee norway oo maanta deeq wax-barasho soo gaadhsiiyay ... Daawo Akhriso Sawirada Xaflada Ururka Dhalinyarada ee Beesha Subeer Awal Ku canbaareeyeen Xadhiga Gu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|