|
|||||
WAJAALE NEWS
Cabdinaasir Buuni Oo Loo Magacaabay Afhayeenka Xisbi Xaakimka Kulmiye.
November 21, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenkii hore ee xisbiga ucid cabdinaasir buuni ayaa loo magacaabay afhayeenka xisbi xaakimka kulmiye Siyaasi cabdinaasir oo nin dhalinyaro ah kana soo jeeda gobolka awdal ayaa noqday masuulkii uhoreeyay ee intii madaxwayne biixi uu xilka hayay uu mansab ku siiyay ujawaabida siyaasi xukuumada dhaliilay isagoo siyaasi cabdinaasir ujawaabay maxamuud xaashi cabdi oo isagu dhaliilay maadxwayne biixi balse uu jawaabtiisa ka furtay siyaasiga maanta loo magacaabay afhayeenka xisbi xaakimka kulmiye HALKAN KA AKHRI WARWADA MAGACAABISTA;
Related posts:Xisbiyada Mucaaradka oo Sheegay In Ay Doorashada oo Dhacda Dani Ugu Jirto iyo Sababta oo Ay Caddeeye... Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Afhayeenkii Xisbiga Waddani Iyo Sobobta! Madaxweynaha Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Masuul Sare Oo Ka Socday Hay’adda Save The Children Inte... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|