ADIS ABABA(W,N)-Golaha Baarlamaaka dalka Itoobiya ayaa fadhi Deg deg ah oo ay yeesheen kasoo saaray go,aamo culus oo khuseeya maamulka tegreega oo ay wakhtigan dagaal kuwada jiraan dawlada fadaraalka itoobiya
Sidoo kale baarlamaanka dalka itoobiya ayaa go,aamiyay dawlada sii wado duqaymaha ay ku hayso maamulka tegreega iyo in loo dhiso maamul ku meel gaadh ah
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;