|
|||||
WAJAALE NEWS
Afhayeenka TPLF Oo ka Hadlay dagaaladii Udanbeeyay Ee Dhexmaraya Dawlada Fadaraalka Iyo Diyaarad Ay Kasoo Rideen,
November 9, 2020 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Afhayeenka Ururka TPLF Getachow Rada ayaa habeenimadii xalay mar uu ka hadlayay Warbaahinta degaanka Tigray ayaa sheegay in shalay ay soo rideen ciidamada degaanka Tigray diyaarad doonaysay inay duqayso meelo u dhaw Maqale. Getachow ayaa sidoo kale beeniyay war kasoo baxay Taliyaha Ciidanka ee Itoobiya oo sheegayay inay ciidanka Qaranka ee Itoobiya lawareegeen magaalooyin hor leh. Ma jirto warar xaqiijinaya sheegashada labada dhinac ee ku saabsan guulaha uu mid walba sheeganayo iyo waliba khasaaaha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkan sii jiitamaya ee u dhaxeeya Ciidanka Fadaraalka Itoobiya iyo kuwa degaanka Tigray. Related posts:Shirkada Al-jaabiri Oo Todabadii Casho Ee u Dambeeyay Gacmaha ka Laabatay Iibsigii Xoolaha Ee Saylad... "Muuqaalka Uu Telefishanka Horyaal Baahiyay Wuxuu Dhiiri Gelinaya Haweenka Jaadka La Dhuunta" Sheekh... Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|