Xisbiga Wadani Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiirka Waxbarashada Uguna Baaqay In Uu Xilka Iskacasilo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Wadani Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiirka Waxbarashada Uguna Baaqay In Uu Xilka Iskacasilo.
October 18, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghaye kuxigeenka waxbarashada ee xisbiga wadani ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka wasaarada waxbarashada oo uu sheegay inuu shaqadii wasaarada kaga mashquulay magacaabis iyo naas nuujin ashkhaas gaara

Sidoo kale xoghaye kuxigeenka wadani ayaa wasiirka ugu baaqay in uu xilka iska casilo maadaama uu u fashilmay shaqadii uu qaranka u hayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/qBygNxToJMY

 

 

COMMENTS
LINKS