|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynaha 7aad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga.
October 23, 2020 - Written by Editor:Hoggaanka Xisbiga KULMIYE ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu farriin wargelin ah u dirayaa guud ahaan xubnaha Golaha Dhexe ee cusub ee ka soo baxay shirweynihii 4aad ee xisbiga KULMIYE ee dhawaan ka qabsoomay magaalada Hargeysa. Wargelintan oo la xidhiidha qabashada shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE iyo hawlaha u diyaargarowgiisa, waxa lagu faahfaahiyey qoraalkan hoos ku lifaaqan oo uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere). HLKAN KA AKHRI; QORAAL KASOO BAXAY HOGAANKA XISBIGA KULMIYE;
Related posts:Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasaarada Debu dejinta U Madaxbanaaneeyey Waaxda Qoxoontiyada Oo Hore U Hoos... Wasiirka Beeraha Oo Ugu Baaqay Dadweynaha Gobolada Saaxil, Awdal Iyo Salal Inay Digtoonaadaan Roob D... Madaxweyne Obama Oo Qiray Dhimashada Laba Muwaadiniin Reer Galbeed ahaa Oo Gacanta Ciidankiisa Si Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|