“Waxaan Ubaahanay Nimanka Musheekhda Ahi, In Ay Ka Jawaabaan Ilayn 30Jiro May Ahayne Maalintaasi Halkii Ay Ku Maqnaayeen..”,Sahra Halgan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Ubaahanay Nimanka Musheekhda Ahi, In Ay Ka Jawaabaan Ilayn 30Jiro May Ahayne Maalintaasi Halkii Ay Ku Maqnaayeen..”,Sahra Halgan.
October 18, 2020 - Written by Editor:

“Waxaan Leeyahay Nimanka Musheekhda Ah Masaajidada Kaga Hadla  Xaqa Ay Mujaahidiintu Leeyihiin”Sahra Halgan.

HARGAYSA(W,N)-Fanaanada Sahra Galgan oo kamid ahayd Dayartii reer Somaliland ee ka qayb qaadatay dib uxorayta Somalland ayaa munaasibadan lagu xusayay maalintii Shuhadada SNM EE 17OCTOBER ka jeedisay hadalo dhaxal gal Ah kuwaasi oo ay kaga hadashay xaalada ay ku sugan yihiin Mujaahidiintii dalka xoreeyay iyo sida ay culimada iyo Ganacsatadu aanay utixgalinin kuwii naftooda usoo huray Iyadoo su,aalo hawada umarisay culimada iyo ganacstada Dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS