|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Ubaahanay Nimanka Musheekhda Ahi, In Ay Ka Jawaabaan Ilayn 30Jiro May Ahayne Maalintaasi Halkii Ay Ku Maqnaayeen..”,Sahra Halgan.
October 18, 2020 - Written by Editor:“Waxaan Leeyahay Nimanka Musheekhda Ah Masaajidada Kaga Hadla Xaqa Ay Mujaahidiintu Leeyihiin”Sahra Halgan. HARGAYSA(W,N)-Fanaanada Sahra Galgan oo kamid ahayd Dayartii reer Somaliland ee ka qayb qaadatay dib uxorayta Somalland ayaa munaasibadan lagu xusayay maalintii Shuhadada SNM EE 17OCTOBER ka jeedisay hadalo dhaxal gal Ah kuwaasi oo ay kaga hadashay xaalada ay ku sugan yihiin Mujaahidiintii dalka xoreeyay iyo sida ay culimada iyo Ganacsatadu aanay utixgalinin kuwii naftooda usoo huray Iyadoo su,aalo hawada umarisay culimada iyo ganacstada Dalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:"Waxa Lays Weydiinayaa Waxa Uu Madaxweyne Muuse Biixi Uga Tegi Doono Somaliland".Siyaasi Mustafe Shi... DAAWO;-Ex Madaxwayne Daahir Riyaale Oo Markale Faah Faahin Ka Bixiyay Waxyaabihii Sobobay In Uu Bur... Odayaal Iyo Waxgaradka Deegaanadii Dhawaan Shaqaaqadu Ka Dhacday Ee Gobolka Salel Oo Ka Biyo Diiday ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|