Wasiirkii Hore Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Oo ka Hadlay Sobobta Looga Reebay Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirkii Hore Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Oo ka Hadlay Sobobta Looga Reebay Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye
October 13, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wsaarada macanta iyo tamarta ee xukuumadii axmed siilaanyo Xuseen Ducaale ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay arimo door ah isagoo si gaar ah madaxwayne biixi ugu soo jeediyay in uu dhameeyo heshiishkii lala galay Khaatumo State

Sidoo kale wasiirkii hore ee macdanta ayaa sheegay in golaha dhexe uu ku ahaa xilka wasiirnimada hadana aanu doonan kursiga golaha dhexe

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS