Wasiirka Qorshaynta Somaliland Oo Shaaciyay In Ay Dabagal Ku Samaynayaa Mashaariicda Ka Socda Dalka
October 17, 2020 - Written by Editor:
HARGASYA(W,N)-Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka Somaliland xasan gaafaadhi ayaa shaaciyay in ay dabagal culus ku samaynayaa sida ay gudaha Somaliland uga fuliyeen haayadaha caalamiga ah mashaariicda ay ka wadaan