|
|||||
WAJAALE NEWS
Warbixin:-Saddexdii Madaxweyne Ee Somaliland Iyo Saddexdii Sanno Ee U Horeeyay! M. M. Tiriik
October 23, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Warbixin dhinacyo badan taabanaysa Oo Uu diyaariyay wariye M. M. Tiriike lagana diyaariyay sedexdii Madaxwayne ee udanbeeyay ee soomara iyo midkastaa wuxuu uu ka fuliyay hanaanka dimuqraadiyada ee ay somaliland qaadatay. Madaxwayne daahir rayaale oo noqonaya aabihii dimuqraadiyada somalland isagoo ku suntan madaxwaynihii horgaliyay ee qabtay doorashooyinkii udanbaa Halka siilaanyo la ogyahay inta uu qabtay sidoo kale waxaa isna la sugayaa muuse biixi iyo sida uu uqabtyo doorashooyinka mudo dhaafay ee Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN; Related posts:Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Soo Noq Noqoshada Dagaalka Beelaha Wada Dega Ceel-Afwayn Iy... Daawo: Ku Xigeenka Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Ka Jawaabay Eedaymo Loo Soo Jeediyay Milicsiga Taariikhda Wasiirka Maaliyada Jsl Ex-Maamule Kuxigeenkii Hore Ee Kastamka Kalabaydh. Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|