|
|||||
WAJAALE NEWS
WARBIXIN;-Qaraxyadii Magaalada Hargaysa ka Dhacay 12 Sano ka Hor Maanta Oo Kale Iyo Weedhihii Madaxwayne Daahir Rayaale
October 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-12sano ka hor maanta 29 october 2008 waxaa caasimada somailand ee hargaysa ka dhacay sedex weerar oo ay kooxda alshabaab ku qaaday Somaliland kuwaasi oo ah kuwo isqarxin ah kuwaasi oo ay ku dhinteed dad tiro badan Madaxtooyada Somaliland ayaa meelaha ay qaraxyada ku beegsadeen halkaasi oo ay ku dhinteen masuuliyii iyo waxgarad badani Madaxwayne daahir rayaale ayaa warbaahinta la hadlay isagoo faah faahin ka bixiyay weerada ay cadowga Somaliland kusoo qaadeen dalka HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/TyZvkeM-iBc
Related posts:Siyaasi Cabdi Muxumed Baadil (Cabdi Biid Oo Shaaciyay In Uu u Taagan Yahay Murashixiinta Golaha Wak... Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Qaatay Bulshada Degmada Allaybaday! Guddoomiyaha Shirkadda Indho-Deero Oo Dalka Sucuudiga Kula Kulmay Ganacsatada Ku Guulaystay Inay Ban... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|