|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Somaliland Oo Gaadhay Dalka Uganda Iyo Ujeedada Safarkooda
October 19, 2020 - Written by Editor:UGANDA(W,N)-Wafti Ka socda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Gaadhay Dalka Uganda, Halkaasi Oo Ay Kaga Qayb Gali Doonaan Xafladda Furitaanka Warshad weyn oo soo saari doonta Sonkorta Ayna Leedahay Ganacsade Aamina mooge oo Ah Maalqabeen Ka Soo Jeeda Somaliland ,Waxa ayna La Kulmi Doonaan Madaxda Dalkaasi inta ay ku jiraan safarkooda. Waftiga ka socda Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxaa hogaaminaya Gudomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle oo ay weheliyaan mudanayaal katirsan golaha wakiilada jsl Related posts:Dhalinyaro Kooxo Ah Oo Iskugu Laynaysay Labadii Habeen Ee U Danbeeyey Xaafad Kamid Ah Magaalada Harg... Shirkadaha Dahabshiil Iyo Telesom Oo Qayb ka Noqday Jilayaasha Filimka Indho Sarcaadka Ah Ee Hoos ... Daawo: Muj Xasan Guure Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Muj Axmad Mirre Iyo Boqor Buu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|