Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoonka Caasimada Hargaysa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Dhaweeyay Garoonka Caasimada Hargaysa,
October 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wafti ka socda dalka jabuuti oo uu hogaaminayo wasiirka ciyaaraha ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaraha ee caasimada hargaysa oo uu ku qaabiley dhigiisa ciyaaraha ee somaliland.

Waftigan ka socda dalka jabuuti ayaa ka qaybgali doona koobka gobolada somaliland oo maalinta bari ah ka furmi doona magaalada hargaysa .

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS