Udiyaar Garowga Ciyaaraha Gobolada Somaliland Oo Siwayn Uga Socota Garoonka Caasimada Hargaysa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Udiyaar Garowga Ciyaaraha Gobolada Somaliland Oo Siwayn Uga Socota Garoonka Caasimada Hargaysa,
October 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N)- Wasiirka ciyaaraha iyo maayar caasimada hargaysa ayaa kormeer ku tagay garoonka hargaysa stuidum oo ay ka socoto udiyaar garowga ciyaaraha xulalka gobolada dalka oo lagu wado in uu maalinta bari ah furmo.

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa fariimo udiray ciyaartoyga iyo gudoomiyayaasha degmooyinka caasimada ee la dajiyay xulalka gobolada ka socda.

HALKAN KA DAAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS