Sedexda Xisbi Qaran Ee Jsl Oo Kulan La Yeeshay Madax Ka Socotay Beesha Caalamka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sedexda Xisbi Qaran Ee Jsl Oo Kulan La Yeeshay Madax Ka Socotay Beesha Caalamka.
October 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin ka kala socday sedexda xisbi qaran ee Somaliland kulmiye,Ucid iyo Wadani ayaa kulan magaalada hargaysa kula qaatay madax ka socotay beesha calamka.

Ujeedadan kulan ayaa lagu sheegay in ay ahayd dardar galinta arimaha doorashooyinka Somaliland iyo sidii doorashooyinka looga qayb galin lahaa HAWEENKA IYO BEELAHA LAGA TIRADA BADAN YAHAY.

 

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS