|
|||||
WAJAALE NEWS
“Reer Oodwayne In Lagu Faaniyo Nabada Iyo Talada Qaranka Maaha, Waynu Ogayn Halgankii”Madaxwayne Biixi.
October 21, 2020 - Written by Editor:OODWAYNE(W,N)-Madaxwaynaha somaliland ayaa bulshada ku dhaqan magaalo madaxda gobolka daad madheedh ee Oodwayne ayaa bulshada ku dhaqan uga mahadnaqay sida ay usoo dhaweeyeen iyo doorka ay ku leeyihiin Somaliland oo uu xusay. Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa sheegay in soo dhawaynta reer Oodwayne ay tahay fariin cad oo ay diyirayaan oo uu garanayo. Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa soo qaatay taariikhda shakhsiyaad gayiga somalida ka caan ah oo ku dhashay magaalada Oodwayne sida Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Iyo SUldaan Maxamed Xirsi qani HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Joojisay Dugsiyada Ay Dalka Ka Furanayaan Dadka Ajaanibka Ahi! ‘Xisbiga Kulmiye Hoggaankiisu Haddii Uu Jebiyo Derbiga Qori Isu Dhiibka ah Ee Beelo-gaashaanbuuraysa... Dil fool Xun Oo Ka Dhacay Suuqa Idaacada Ee Magaalada Hargaysa Iyo Magaca Marxuumka la Dilay Oo Wali... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|