Raysal-wasaaraha Somaliya Oo Ku Dhawaaqay Liiska Golihiisa Wasiirada Oo Ubadan Xukuumadii Khayre. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Raysal-wasaaraha Somaliya Oo Ku Dhawaaqay Liiska Golihiisa Wasiirada Oo Ubadan Xukuumadii Khayre.
October 19, 2020 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)- Raysal wasaaraha somaliya rooble ayaa caawa ku dhawaaqay liiska golaha wasiiradiisa cusub kuwaasi oo ubadan golihii wasiirada ee xukuumadii raysal wasaarihii hore ee somaliya xasan cali khayre ee dhawaan Xilka la qaaday.

HALKAN KA AKHRI LIISKA GOLAHA WASIIRADA EE XUKUUMADA RAYSAL WASAARE ROOBLE;

COMMENTS
LINKS