Masuuliyiin Somaliland Iyo Punthland Ka Kala Tirsan Oo Tacsi Udiray Qoyskii Marxuum Cali Khaliif | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Somaliland Iyo Punthland Ka Kala Tirsan Oo Tacsi Udiray Qoyskii Marxuum Cali Khaliif
October 10, 2020 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Masuuliyiin ka kala socday somliland iyo maamul goboleedka punthland oo ku sugnaa magaalada jig jiga ee ddsi ayaa dhambaal tacsi ah udiray shacabka somaliyeed ,qoyskii iyo qaraabadii uuu ka baxay marxuum cali khaliif galaydh oo jig jiga ku geeriyooday maanata laga aasay magaalada muqdisho

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS