|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Donald Trump Oo Laga Helay Xanuunka Coronavirus
October 2, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay in laga helay cudurka Covid-19. Madaxweynaha ayaa sheegay in isaga iyo Marwada Koobaad ee dalkaasi laga helay cudurka ayna bilaabeen inay iskarantiilaan sidoo kalana ay mari doonaan habkii ay cudurkaasi uga soo kabsan lahaayeen. Arrintan ayaa timid kaddib markii mid ka mid ah lataliyaashiisa aadka ugu dhaw, ee lagu magacaabo Hope Hicks ee, laga helay cudurka Covid-19. Ms Hicks ayaa waxa ay madaxweynaha la raacday diyaaradda Air Force One taas oo uu todobaadkan ku tagay gobolka Minnesota, halkaas oo ay haweenaydaasi kaga soo baxeen calaamadaha cudurkaasi. Related posts:Wakiilka QM Danjire Nicholas Kay Oo Walaac Xooggan ka Muujisay Rabshadihii ka Dhacay Baarlamaanka S... "Daawo:Xil.Qabile Xisbiga Ka Mid Maaha,Markuu Jamaal Musharaxa Noqday Ayuu Xisbiga Jambiga Ka Soo Fu... DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Sifo Kale Uga Faa,iidaystay Coronavirus Iyo Baabiinta Iyo Burbur... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|