Madaxwaynaha DDSI Oo Sheegay In Ay Gudi Usaareen Baadhitaan lagu sameeyo Geerida Prof Cali Khaliif Galaydh, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDSI Oo Sheegay In Ay Gudi Usaareen Baadhitaan lagu sameeyo Geerida Prof Cali Khaliif Galaydh,
October 8, 2020 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar”mstafe cagjar) ayaa shaaciyay in uu gudi usaaray baadhitaan lagu sameeyay waxa sobobay geerida prof cali khaliif oo maanta duhurkii ku geeriyooday magaalada jig jiga oo uu maalmihii udanbeeyay ku suganaa,

Madaxwayne cagjar ayaa qoraal uu arinta gudida ku shaacinayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka dadwaynaha ee facebookga wuxuna udhignaa sidan;

“Xukuumadu waxay magacawday guddi u xilsaaran baadhitaanka habka geerida marxuum prof Cali Khaliif galaydh, kahor intaan la’aasin!

Allaha u naxariisto Prof Cali ummada somaliyed oo idil ayuu kabaxay. Ayuu yidhi madaxwayne cagjar,

WAJAALENEWS DESK

TOG WAJAALE OFFICE

 

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS