“KULMIYE Haddii Uu Ku Tashaday In Xisbiga Layga Saaro Ana Waan Tashanayaa, Reer Awdal-na…”Prof Axmed Ismaaciil Samatar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“KULMIYE Haddii Uu Ku Tashaday In Xisbiga Layga Saaro Ana Waan Tashanayaa, Reer Awdal-na…”Prof Axmed Ismaaciil Samatar.
October 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Prof Axmed Ismaaciil Samater oo kamid ah Aqoonyahan reer somalland ee sida wayn ugu soo ololeeyay in Kursiga dalka ugu sareeyo uu ku guulaysto xisbiga kulmiye ayaa Waraysi lalayeeshay kaga hadlay arimo xasaasiya oo la Xidhiidha shirwaynihii Xisbiga kulmiye iyo sida looga saaray golaha dhexe ee xisbigii uu hormuudka ka ahaa guushii madaxwayne biixi kursiga ku hantiyay.

Sidoo kale Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa ka hadlay geeridii Prof Marxuum Cali Khaliif uu uu ku sifeeyay geed wayn oo ka baxay Somaliland.

Dhanka kale Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa ka hadlay tabashada reer awdal ee Arinta saami qaybsiga kuraasida baarlamaanka iyo sida uu u arko xalka laga gaadhi karo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS