“Ka Hadli Mayno Hooyada Iyo Qiimaha Ay Ku Leedahay Bulshada, Balse Waxaynu ka Hadlaynaa Mashruuc Cidi Dabada Ka Riixayso”Sh. Aadansiiro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Ka Hadli Mayno Hooyada Iyo Qiimaha Ay Ku Leedahay Bulshada, Balse Waxaynu ka Hadlaynaa Mashruuc Cidi Dabada Ka Riixayso”Sh. Aadansiiro.
October 6, 2020 - Written by Editor:

‘Waxaanu Ciidamada Booliska Jsl Ku Hambalyaynayaa Sida Ay Uga Hawlgaleen Dadkaa Diinta Kale Faafinayay”Sheikh Aadansiiro/

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray “Aadansiiro” Oo kamid ah culimada waawayn ee somaliland Ayaa Bogaadiyay Golayaasha wakiilada iyo guurtida oo  Ansixiyay xeerka doorashooyinka oo waxka badal lagu sameeyay kaasi oo laga reebay kootada dumarka Iyo beelaha la haybsooco taasi oo ay dabada ka riixayeen in la meel mariyo wadamada reer galbeedku.

Sidoo kale Sheekh Aadansiiro ayaa ka hadlay laba nin oo ciidamada boolisku qabteen iyagoo faafinaya diinta kiristaan kuna baaqay  in  talaabo laga qaado cidkasto oo duulaan ku ah diinta islaamka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS