|
|||||
WAJAALE NEWS
IGAD Oo Walaac Ka Muujisay Markab Shidaal Oo Mudo Badda Cas Ku Sugan.
October 18, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Urur goboleedka Igad ayaa walaac ka muujiyay markab shidaal oo laga leeyahay dalka yemen oo mudo ku sugan biyaha bada cas kaasi oo laga casbi qabo in uu biyaha bada ku daadiyo saliid taasi oo halis ku ah wadamada u laalaya bada cas iyo saxada deegaanka. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|