Gudoomiye Kuxigeenka 2Aad Ee Xisbiga Oo Ka Hadlay Shirka Golaha Dhexe Oo Maalinta Bari Ah Furmaya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka 2Aad Ee Xisbiga Oo Ka Hadlay Shirka Golaha Dhexe Oo Maalinta Bari Ah Furmaya
October 27, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kixgeenka labaad ee xisbiga kulmiye axmed cabdi dheere ayaa ka hadlay shirka golaha dhexe ee xisbiga oo maalinta bari ah ka furmaya

Sidoo kale gudoomiye axmed cabdi dheere ayaa fariin muhiim ah udiray xubnaha golaha dhexe ee shirka ka qaybgalaya isagoo sheegay in ay kaadhka xubinimada golaha dhexe kasoo doontaa xarunta xisbiga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS