Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Digniin U Diray Xafiiska Xeer Ilaalinta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Digniin U Diray Xafiiska Xeer Ilaalinta.
October 18, 2020 - Written by Editor:

Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Cabdi Qowdhan Ayaa Digniin U Diray  Xafiiska Xeer Ilaalinta gobolka oo uu ssheegay in ay warbaahinta la hadlaan kiiskii oo aan maxkamadaha kala sareeya ka dhamaan taasi oo uu ku tilmaamay gef sharci iyo burunbugaanto faafinayaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS