Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Masuul Cusub UMagacaabay Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Masuul Cusub UMagacaabay Gobolka Gabiley.
October 14, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha  Haayada Shaqaalaha Dawlada Xamse Suldaan Aadan faarax  ayaa  markii uu la tashaday gudoomiyaha shaqaalaha wuxu Mudane Xuseen Ismaaciil  Xuseen umagacaabay  In uu noqda madaxa xafiiska xidhiidhka  haayada shaqaalaha dawlada ee Gobolka gabiley.

HALKAN KA AKHRI; MAGACAABISTA MASUULKA CUSUB EE HAAYADA SHQAALUHU UMACAWDAY GOBOLKA GABILEY;

 

COMMENTS
LINKS