|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Taiwan Oo Deeq Waxbarasho Siinaysa Ardayda Reer Somaliland Iyo Fariinta Wasaarada Waxbarashada Jsl.
October 4, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Xukuumada somaliland ayaa shaacisay deeq waxbarasho oo dawlada Taiwan siinayso ardayda reer somaliland. Agaasimaha guud ee tacliinta sare ee somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay kulan ay wada yeesheen safiirka dalka taiwan ufadhiya caasimada hargaysa iyo Noocyada deeq waxbarasho Ee ay ardayda reer somaliland siinayaan. Sidoo kale agaasimaha guud ayaa sharaxay noocyada deeqda waxbarasho ee ay taiwan siinayo ardayda somaliland mudada ay soo xaraysanayaan erjiyada la xidhiidha deeqda waxbarasho isagoo xusay ardayda la doonayaan inay yihiin arday grade sare haysta HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiirada Xukuumada Jsl Ee Ku Sugan Magaalada Laascanood Oo War Kazoo Saaray Xaalada Gobolka Sool! Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibeda Ee Dalka Masar. Qaarkamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Ansixinta Gobolnimada Gabiley Iyo Mawqifka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|